Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:22
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:369
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 27 2008
Madaxda ugu Sareysa Dowladda oo ka Degay Maanta Magaalada Baydhabo
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 27 August 2008

Baydhabo,(insidesomalia.org)-Madaxda ugu sareysa dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta waxa ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Saddexdani Mas置ul ayaa kasoo laabtay Magaalada Addis Ababa kadib markii halkaasi lagu soo dhameeyay khilaafkii xooganaa ee kadhex taagnaa Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo Ra段isal wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuurcadde).

Cabdullaahi Yuusuf Axmed Madaxweynaha Dowladda oo markii ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha  Baydhabo kula hadlay halkaasi Saxaafadda ayaa sheegay in uu kusoo laabtay Baydhabo, isla markaana arrimo fara badan oo taagan ay soo xaliyeen.

Waxa uu sheegay in sidoo kale waxa ay isku heysteen isaga iyo Nuurcadde uu ahaa keliya Dastuurka Dowladda, kaasi oo iminka lasoo dhameeyay sida uu hadalka u dhigay Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

Waxaa si aad ah maanta loo adkeeyay Ammaanka Magaalada Baydhabo iyadoo isu socodkii gaadiidka BL-ka iyo dadweynaha maanta wax badan ay xadideen Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ee kusugan Magaalada Baydhabo.

 Madaxweynaha dowladda Federaalka Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo Ra段isal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Nuur Xasan Xuseen (Nuur cadde) ayaa ku laabashadooda Baydhabo waxaa si aad ah u sugayay Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo mooshinna uu kayaalo baarlamaanka Ra段isal Wasaare Nuur cadde.

Majirto wax faah faahin dheeri ah oo ay ka bixiyeen safaradooda iyo sida ay wax u soo xaliyeen lakin waxa ay sheegeen in maalinta berito ay hortegi doonaan Baarlamaanka halkaasina ay warbixinta oo buuxda ka dhiibi doonaan.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >